Väderläget påverkar delar av sjukhuset
Akut vård upprätthålls. Störningar i trafiken kan påverka bland annat transporter. Läs mer om ditt besök, kontaktvägar, uteblivna besök, med mera.
Hadda waxaad si buuxda u dhammaysay tababarkii waxaanna kuu rajeynayaa nasiib wacan!
Qeybtan ugu dambeysa ee tababarka waalidka, waxaad ka heli doontaa fulullo iyo tusaalooyin taageero garaad ah. Eeg qaybaha aad is leedahay waad ka faa'iidaysan kartaa.
Halka waxaan ku ururinay fulullada ay habboon tahay in la haysto oo dhan.
Haddaad leedahay ilmo naafo leh, waxaad xaq u yeelan kartaa manfacyo kala duwan oo laga bixiyo Khasnadda Caymiska dawladda. Wixii dheeri ah ka sii akhri oo ka dalbo bogga Försäkringskassan.
Xittaa degmadaada ayaad taageero ka heli kartaa, ka akhri bogga degmada.
Halkan waxaa ah tusaalayaal khariiddada xiriirka.
Halkan waxaa ah tusaalayaal jadwallo sawir.
Halkan waxaa ku jira tusaalayaal sawirhadalka iyo sheekooyinka bulsheedka.
Seriesamtal och sociala berättelser.pdf
Berättelsen om att jag vill ha en bestämd plats på bussen.pdf
Halkan waxaad ka heli kartaa xog ku saabsan kaalmada wakhtiga.
Waxa kale oo aad abuuri kartaa taageero muuqaal oo kuu gaar ah oo ku habboon xaaladdaada iyo hab-dhaqankaaga. Marka hore waxaad u baahan tahay inaad is diiwaangeliso si aad u abuurto taageerooyinka sawirkaaga, adeegsiga adeeggani waa mid bilaash ah.